DEG DEG: Ciidamo gadoodsan oo katirsan Milatariga Soomaaliya ayaa goordhaw xirtay Laamiga Isku xira Isgoyska Tarabuunka ilaa Warshada Caanaha ee Muqdisho
Ciidamada wadada xirtay ayaa wata gadiidka dagaalka, kuwaa oo ka gadooday Mishaar la aaan heysata.
madaxda dowladda ayay ku eedeeynayaan ciidamadaan iney lunsadeen mushaaraadkoodii waxa ayna carabka ku dhufteen in aysan aqbali karin ku digasho iyo lacag la’aan in la isugu daro