DEG DEG: Bosaaso waxa lagu weereray ciidanka ilaalada Madaxweyne Gaas.

Reading Time: < 1 minute

Warar deg deg ah oo ay MOL ka heshay magaalada BOSAASO  ayaa sheegaya in halkaas lagu weereray Ciidanka ilaalada Madaxweyne Gaas, dhimasho iyo dhaawac ayaa jirta. Wixii soo kordha gadaal ayaan idinkaaga soo sheegi doonaa