[DEG DEG] BJFS oo ansixiyay RW Hamsa Cabsi Barre

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta la isugu yimid kulan aan caadi ahayn xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa kaas oo ay ka soo qeyb galeen 220 xildhibaan oo si aqlabiyad ah codka kalsoonida u siiyay Hamsa Cabdi Barre oo uu MW Xasan Sheekh u magacaabay xilka Wasiirka Koowaad bisha June 15, 2022.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa hadda soo ansixiyay RW Hamsa Waxaan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare uu u dhaariyay qabashada xilka loo magacaabay.