(Deg Deg) Axmed Madoobe oo magacaabay golahiisa Wasiirada

Reading Time: 2 minutes

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa goordhow shaaciyay liiska golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland. Liiska ayaa waxaa ka muuqda shaqsiyaad hore oga tirsanaa golaha wasiirada iyo kuwa cusub.

Magacaabidda ayaa imaaneysa xilli lagu wado in uu magaalada Muqdisho ka furmo shirkii loo ballansanaa maalinta berri ah bishana ay tahay 20ka.