Deg Deg: Almaas Elman oo goordhaw lagu dilay Xarunta Xalane

Reading Time: < 1 minute

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inToogasho aan la aqoon cidda geystay ayaa ka dhacdey gudaha xerada Xalane ee AMISOM Waxaana ku geeriyootey goobta Xoghayihii koowaad ee hore safaarada kenya Almas Elman

Waxa ay xabadda kaga dhacday Wadnaha sida ay sheegeen dad goobta joogo,

Wararka ayaa sheegaya in gabadha ay ku dhacday xabad wiifto ah oo ka timid ex control oo uu dagaal ka socdo xiligaan.

Ilaahay ha u naxariisto