Deg Deg ah: Meeydadka Qaar ka mid ah dadkii Shalay Doontu la rogmatay oo la helay (Aqriso Magacyada)

Reading Time: < 1 minute

Shalay dooni ay saarnaayeen mas’uuliyiin dowlo iyo xubno kale ayaa waxaa ay kula rogmatay Wabiga shabelle ee  Magaalada Baladwayne,waxaana ka dhashay qasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Waxaa hada la helay Meedadka 3 Ruux oo dadkii shalay doonta la rogmatay oo kala ah

1) Sharmarke Khaliif Hassan Xoghayaha Dowlada Hoose ee Baladweyne

2) Khaliif Hassan Agaasimaha Xafiiska duqa Baladweyne

3) Shariif Hassan Ganey (Shariif Carabey) Ganacsatade

4)
5) Muscab Xuseen muuto darawal doonida rogmatay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!