DEG DEG: Adan Madoobe oo Ka Tanaasulay Xilka Gudomiyaha Golaha Shacabka

Reading Time: < 1 minute

Waxa socda Dorashada Gudoonka Golaha Shacabka iyado Xarunta Golaha Shacabka ay ka bilabatay Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka.

Adan Maxamed Nuur Adan Madoobe oo ka mid aha Musharaxiinta Xilka Gudoonka Golaha Shacabka aya ku dhawaaqay Xilka Gudooka Golaha Shabaka.

Adan Madoobe aya Xildhibaanada ka hor jeediyay in uu iska Casilay Xilka Gudonka Golaha Shacabka waxa uuna Sheegay in uu jiro qorsho labaad oo uu isticmaali doono Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka taasi oo la fahan san yahay in uu musharax Taageri doono.

Wali macada Cida uu taageri doono Adan Madoobe iyado haatan Musharaxiinta ay tiradoodu isu badahay 10 musharax.