Deegaanka Qaaxab Weeyn Oo Ay Ku Dagaalameen Maamulada Somaliland Iyo Puntland

Reading Time: < 1 minute

Maamulada puntland iyo Somaliland ayaa waxa ay ku dagaalameen deeganka qaaxab weeyn ooo kamid ah deegaanada hostaga deegaanka tukaraq.

Wararka soobaxaya ayaa sheegaya in hataan deeganka xiisada colaadeed eek u dhexmartay Somaliland iyo puntland ay tahay mid dagan wallow dadka deegaanka qaaxab weeyn ay ka cabsi qabaan in markale deeegaankaasi ay colaad ay ku dhexmarto maamulada isku heysta talada gobolka sool.

Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha dhabta ee ka dhashay dagaalkaasi.

Sikastaba ha ahaatee arrinka ayaa kusoo beegmeysa xilli xiisad colaadeed ay ka taagan tahay deegaanka tukaraq ee gobolkaasi sool iyadoo tukaraq xalay madaafiic ay isku weey daar sadeen maamulada Somaliland iyo punland.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!