Dawladda Ku heshiisay Taliyayaasha Asluubta, Boliiska iyo Agaasimaha NISA

Reading Time: < 1 minute

Shirkii Caadiga ahayn ee Golaha wasaiirada ayaa lagu magacaabay Taliyayaasha Bolisika iyo Asluubta iyo Agaasimaha NISA. Hay’adahan in muddo ahba hogaan la’aa waxay u xayirnaayeen iyadoo la isku mari la’aa ciddii la’aa aamini lahaa.

Taliyaha Asluubka -Gerenal Bashiir Goobbe

 

 

Agaasimaaha-NISA Xussein Cusman Xussein

 

Taliyaha Bolisska – General Maxamed Cabdi Bashir