Dawlada DFS oo xirtay koox lagu eedeeyay xatooyo xoolo dadweyne

Mid ka mid ah xafiisyada ay Shabab ku qaadaan lacagta canshuurta Dekedda
Reading Time: < 1 minute

Xeerilaalinta Dowlada Federaalka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku amartay in la soo xiro shaqaale house oo ka tirsanaa wasaaradda Maaliyada kuwaas oo lagu soo eedeyay inay lunsadeen lacag laga qaaday dad shacab ah.

Dadka la amaray in la soo xiro ayaa  canshuur ururiyaal ka ahaa degamada Wardhiigley ee Gobolka Banadir.

Halkaan ka aqriso: