Darawalkii Xildhibaan Cadoow Cali Gees oo Muqdisho lagu Dilay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu Dilay Darawalkii Xildhibaan C/laahi Cali Axmed oo loo yaqaan”Cadoow Cali gees” ka dib markii Bambo lagu dhuftay Mooto Bajaaj uu Saarnaa taasi oo ku mareeysay qeeybo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir Gaar ahaan Degmada Yaaqshiid.

Mootada ayaa lagusoo Waramayaa in uu Waday Darawalka oo lagu Magacaabi Jiray  Cabdullaahi Cali Xassan “Cagoole” waxaana la socday labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamadda Milatarigga Soomaaliyeed.

Cabdullaahi Cali Xassan “Cagoole” ayaa waadayadii Dambe waxaa ay Wararku sheegayaan in ahaa wade,mooto bajaajle.