Dagaal xoogan oo u dhexeeyay A-Shabaab iyo Ciidanka Dowlada oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan Dagaal ka dhacay Deegaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho Dagaalakaa ayaa waxa uu ahaa Mid u dhexeeyay Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaalia.
Sida ay kusoo waramayaan goobjoogayaal kusugan halka Dagaalku uu ka dhacay ayaa waxa ay Warbaahinta MOL u sheegeen in Dagaalkaa uu ahaa mid aad u culus Layskuna adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan hasayeeshee waxa ay sheegeen in aysan garan Karin Khasaaraha Dagaalkaa ka dhashay inta uu gaarsiisanyahy.
geesta kalle Saraakiisa Ciidamada Dowlada iyo Al Shabaab majiro wax war ah oo kasoo baxay oo ku aadan Dagaalkaa dhacay oo dhex maray Al-Shabaab iyo Ciidamka Dowlada Federaalka Soo