Dagaal xoogan oo u dhexeeya Al-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda oo ka dhacay Magaalda Afgooye

Reading Time: < 1 minute

Al-Shabaab ayaa waxa Maanta Weerar kuqaadeen Daegmada Afgooye ee Gobolka Shabeella Hoose waxaana halkaa ka dhacay Dagaal xooga oo dhexmaray Al-Shabaabkii Weerarka sooqaaday iyo Ciidamada Booliska Afgooye.

Khasaaraha kadhashay Weerarkaa ayaa waxa uu gaarayaa dhimashada labo ruux oo kamid ahaa Dadka deegaanka waxaana weli kataagan Magaaladaa Cabsi xoogan oo ku aadan in markale Al-Shabaab uu markale soo weeraro.

Taliska Booliska Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa uu sheegay in ay iska caabiyee shabaabkii soo weerary Degmada Afgooye.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!