Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka sh/dhexe

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka heleeyno gobolka shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaan hoos-tago  degmada Mahadaay ayaa waxaa ays heegayaan in halkaasi uu dagaal ka dhex-maraayo labo maleeshiyo beeleed.

Dagaalkaasi waxaa ka dhashay qasaaro kala duwan oo soo gaaray labada dhinac,iyadoo dhaawacyo lasoo gaarsiiyay Jowhar.

Warkaan waxii kusoo kordha la soco insha’allah

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!