Daqiiqado ka hor aya ciidamo ka tirsan Dowladda iyo booliska oo Gaari watay ayaa ku dagaalamay Degmada Hodan ee Muqdisho.
Si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, Waxaana hakad galay isu socodka gaadiidka iyo dadka aaga Carwadii hore ee Taleex ilaa Tarabuunka.
Fahfaahin naga filo goor dhow.