Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ka socda

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Dagaal Culus uu ka socdaa Degmada Shangaani we Gobolka Banaadir Dagaalkaa ayaa waxa uu u dhexeeyaa Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaalia waxaana Dagaalkaa uu ka socdaa agagaarka Safaaradii hore ee itooboyo.

Ciidamada Dowladda Dagaalka u dhexeeya ayaa waxa uu salka ku hayaa is qabqabsi dhul waxaana goobta soo gaaray Ciidamo katirsan Dowladda.