Dagaal U dhaxeeyo Gudoomiyaha Dag. Bulo burte Iyo Ciimada Booliska oo Hada ka socdo Dagmadaas

Reading Time: < 1 minute

dagaalka u dhaxeeyo ciidamada Booliska iyo ilaalada Gudoomiyaha dagmada bulo burte feysal aadan haajir ayaa ka bilaawday canshuul la sheegay in laga qaadayay gaadiidka mooto bajaajka

Dagaalka ayaa bilaawday markii gudoomiyaha dagmada Bulo burte uu diiday in canshuur laga qaado wadayasha mootooyinka halka ciidamada Booliska ay ku adkeysadeen in canshuurta laga qaato waana mida sababtay iska hor imaadka mudadada ka socday bulo-burte.

iska hor imaadka ayaa saameyay isku socodka dadka iyo gaadiidka waxana istaagay dhamaan dhaq dhaqaaqii ganacsi ee ka jiray Dagmada bulo burte waloow aan wax qasaaro ah la so sheegin mudadii uu iska hor imaadka uu socday.