Dagaal Sakay Aroorti Ka Dhacay Deegaanka Muqokori Iyo Faah Faahino Kaso Baxaya

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imanaya degaanka Moqokori aya shegaya in Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kooxda Al-shabaab uu ka dhacay gudaha degaankaasi.
Dagaalka aya yimid kadib markii Ciidanka Dowladda Federaalka ay weerareen degaanka oo ay gacanta ku hayeen Shabaab.

Ciidamada Dowladda Federaalka aya la sheegay in ay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Moqokori.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa sheegay Ciidamada Dowladda in weerar xoogan  ku qaadeen degaankan, dagaal kadibna ay u suuragashay in Shabaab ay ka saaraan halkaasi.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!