Dagaal Maanta ka Qarxay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool!!

Reading Time: < 1 minute

Sida ay kusoo waramayaan wararka aynu ka heleeyno deegaanka Tuka-raq Ee Gobolka sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaalamayaan Ciidamo kala taabacsan maamulada Soomaaliland iyo Puntland,Sool oo Sanadihii udambeeyey Colaad ay hareysay udhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland ayaa dagaal mar kale uu maanta gelinkii hore ka dhacay.

Wararka aan heleeyno waxay sheegayaan in la isku adeegsaday hubka kala duwan khasaarana uu jiro inkastoo tirada la ogeyn,Ciidamada Puntland waxay sheegeen inay Gacanta ku dhigeen Kormaraame,hase ahaatee Xaaladu ay tahay iminka mid cakiran,

Ma jiro Ilaa hadda maamulka Soomaaliland war kasoo baxay ma jiraan oo ku aadan dagaalkaasi ka dhacay Kormaraame oo aheyd meel Ciidankooda kusugnaayeen,hase’yeeshee waxii kusoo kordha waan idiinsoo gudbi doonaa