Dagaal ka Soconaayo Deegaanka Daac-dheer Ee Gobolka Galgaduud

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan Wararka aynu ka heleeyno deegaanka lagu magacaabo daacdheer ee Gobolka Galgaduud waxaa ka soconaayo dagaal xoogan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed.

Dagaalka ayaa waxaa uu la xariiraa dhul-daaqsimeed sida au Idaacadda Maanta u xaqiijiyeen Goobjoogayaal,xadka dalalka soomaaliya iyo Itoobiya ayuuna deegaanku ku yaalaa

Dhawaan ayay aheyd markii Degaanka Dacdheer ay ku dagaalameen beelo  wada dega degaankaasi, iyadoona Khasaaraha ugu badan uu soo gaaray dhinacyada dagaalamay.

Warkaan waxii kusoo kordha la Soco Insha’allah