Dagaal ka dhacay Masajid ku yaala duleedka Magaalada Addis Ababa

Reading Time: < 1 minute

Waxaa shalay ka dhacay  duleedka magalaada Addis Abbaba  weerar khasaare leh uu ka lagu qaaday  Masajid ku yalla duleedka magalaada Addis Ababa.

Sida MOL loo xaqiijiyay  weerarka ayaa yimid ka markii uu dahcay gacan ka hadal dhex maray Booliska Fedaraalka iyo dadka Muslimiinka oo joogo Masjid Abdulqaadir ka dib markii labada dhinac uu dhex maray muran ku sabsaan dhulka oo Masajidka ku dhisin yahay. Ugu yaraan 20 Qof oo Muslimiin ayaa dhawaac gadhaay.

Degaano badan oo ka mid ah dalka Itobiya ayaa aad u kacsan, iyada oo ay jireen maalmihii la soo dhaafay kacdoon iyo banaanbaxyo ay wadeen dadka muslimiinta ah oo diidan faragalinta qaawan ee Gumaystaha Itoobiya ay ku hayaan Muslimiinta.

Hoos Ka Daawo Sawiirada