Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan oo lagu dilay Sargaal ka tirsan Al-shabaab

Reading Time: < 1 minute

Wararka inaga soo gaarya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in kooxda lamagac baxday Macawiislay ay deegaanka Halgan ay ku dileen Sargaal ka tirsan Al-Shabaab kaa oo aad looga gaanr ogaa deegaanka.

Dilka ayaa yimid kadib markii kooxda Macawiislaydu ay weerar dhaba gal ah ku qaadeen Sargaalka waxaana halkaa ka dhacay Dagaal kooban oo dhex maray Sargaalka ilaalo uu watay iyo koodii Macawiislayda.

Sargaalka la  dilay ayaa waxaa lagu magacaabijiray Maxamed Ganey waxaana Al-shabaab u qaabilsanaa  tuulada Gandilay oo hoostimaada Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan kooxda ayaa waxa ay Mararbadan dagaal kula galeen Al-shabaab Gobolka Hiiraan waxa ayna sheegeen in dagaalka sii wadayaan intii Al-shabaab ku suganyahay Hiiraan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!