Dagaal goos goos ah oo madaafiic la isku adeegsanayo oo ka socda laascaaanood

Reading Time: < 1 minute
Sida ay sheegayaan wararka saaka aan ka helayn helayno magaaalada laascaanood maanta mar kale ayuu dagaal dib uga bilaawaday magaaladaas iyada oo dadka ka baracayo magalaada uu sii kordhayo.
Dhimashada ilaa saakaday hore ayaa la sheegayaa inuu ahaa  hal qof iyo dhaawaca 3 kale oo la dhigay Isbitaalka Manhal. Ciidamada SSC ayaa dhankooda ku jawaabay madaafiic  ay sheegeen inay kaga imaanayso Ciidank Somaliland. Waxaana wararku sheegayaan inay jiraan khadaare soo gaarey Ciidamada Soomaliland ee fadhiya Goojacade.