Dagaal culus oo hadda ka qarxay jiida bari ee magaalada Laascanood

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Laaacaanood Waxaa caawa ka bilaawday laascaanood dagaal culus.

Dadka deegaanka ayaa ku doodaya in Somalilanday weerar xooggan ku soo qaaday Laascanood.

Dhanka kale ciidamada deegaanka ayaana dagaal qayb ka ah isaga oo dagaalka uu ka socdo jiidaha bari ee magaaladaasi.

Warar dheera naga fisha