Dagaal beeleed khasaare geestay oo ka dhacay degaanka Galindoor, G. Galgaduud

Reading Time: < 1 minute

Waxaa sacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaanka Galinsoon dagaal xooggan oo u dhexeeya laba malayshiya-beeleed oo wada dega degaankaas.. Malayshiyaad hubaysan oo ka soo kala jeeda degmada Galinsoor iyo Dhabbad ayaa ku dagaallamaya degaanka Mira-cawleed sida laga soo xigtay Goob-joogayaal.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Khasaare kala duwan uu ka dhashay dagaalka inkastoo aan weli faahfaahin sugan laga helin. Lama sheegin weli waxa uu ku salaysanyahay dagaalkaas u dhexeeya labada malayshiya-beeleed.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!