Dag dag waxaa hada warbaahinta Muqdisho Online soo gaartay Geerida fanaan Qaran Abdi Tahliil Warsame oo mudo ku xanuunsanayay Gudaha Soomaaliya.
Sida ay warbixinta Muqdisho Online ku heshay Fanaanka ayaa ku geeriyooday guri ku yaala Ex Fiyoore oo indhaweedba uu ku xanuunsana.
Marxuumka geeriyooday oo ahaa fanaan Qaran kana tirsanaa hobolada waabari ayaa lagu xasuusta heesihiisa wadaniga ah .