Dag dag Gantaalo lagu weeraray Saldhiga Ciidamda Maraykanka ee Ciraaq

Reading Time: < 1 minute

Warar hada soo baxay ayaa sheegayaa in gantaalo lagu garatay Saldhiga ciidamada Mareykanka ee ku leeyihiin duleedka baqdaad,

Majiraan kooxo ama ururo sheegatay weerarkaas balse waxaa loomaleynayaa in ay fuliyeen Ciidamada Kacaanka Iiran,

Saldhiga gantaalada lagu weeraray Waxaa lagu magacabaa al taaj wuxuu 85 waqooyi kaga beegan yahay caasimada baqdaad,

Saldhigaas kaliya kuma jiraan ciidamo Maraykan ee waxaa ay xarun utahay dhamaan Ciidamada reer galbeedka.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!