Waxaa Magaalada Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan ka socda Kulamo xal loogu raadinayo Khilaaf kaaagan Magaalada Buula burdo kaa oo ka dhashay xil kaqaadis lagu sameeyay Gudoomiyihii Mgalaada waxaana Xilka qaadistaa kasoo horjeestay Gudoomiyihii Xilka laga qaaday waxgaradka Deegaanka iyo Wefdi kasocda Maamulka Hiirshaeeblle ayaa halkaa u tegay xilinta xiisada taagan.
Magaalada waxaa ku sugan Wafdi ka socda Maamulka Hir-Shabeelle oo uu hoggaaminayo mid kamid la taliyeyaasha Madaxweyne Waare iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha Hir-Shabeelle Xildhibaan Maxmed Bashiir Qaasim,iyaga oo bilaabay kulamo lagu xalinayo xiisad ka dhalatay xil ka qaadista Guddoomiyihii degmadaas.