Dad shacab ah oo lagu dilay Deegaanka Lafoole (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Waararka naga soo gaaray deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah halkaasi Maanta lagu laayay.

Dadweyne farabadan oo deegaan ah ayaa goobta uu falka  ka dhacay tegay si ay u aqoonsadan dadka la laayay.

Guddoomiyaha deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaan  Xasan Xaaji oo la hadashay Warbaahinta  ayaa u xaqiijisay in dad shacab ah lagu dilay deegaanka,isla markaana haatan ay wadaan baaritaano kala duwan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!