Dab Xoogan oo Ka Kacay Xero Ay Dagan Yihin Dad Barakacayaal Ah oo Ku Taala Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imanaya degmada wadajir ee gobolka banaadir aya shegaya in xero ay dagan yihin dad barakacayal ah oo ka kacay dab xoogan oo halis galiyay dadki xeradasi ku nola.

Xerada Dabka qabsaday aya ku taala meel an ka fogeyn garoonka diyaradaha Adan Cade ee Magalada Muqdisho iyado dabku uu aha mid xoogan waxana la sheegay in uu baabi’iyay Guryo cooshado ka sameysnaa oo ku yaallay Xeradaasii.

Wararka aya shegaya in la an la ogeyn waxa uu ka dhashay Dabkaasi iyado ugu danbeyn lagu guuleystay in la damiyo.

Inta badan Muqdisho waxa ka kaca dab sababa qasaaro hantiyeed iydo ay ugu daran tahay xarumaha lagu keydiyo shidaalka

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!