DAAWO: Waa sidee Xaaladda Haweeney cuntay Canug 6-bil jir ah & Sababta oo la ogaaday?

Reading Time: < 1 minute

Ehalada Haweeney dhowaan cuntay cunug 6-bil jir ah ayaa umadda soomaaliyeed codsi u diray oo ku aadan in Haweeneyda falkaasi ay u sameysay xanuuno hayay.

Arrintaan oo naxdin ku noqotay dad badan ayaa si aad ah looga hadal hayay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Mid ka mid ah Ehalka Gabadha ayaa sheegay in mudo 20-sano ayay xanuunsaneyd,islamarkaana sidaasi u sameysay xanuun hayay.