Gudoomiye Jawaari ayaa si lama filaana h uga hadlay inuu qaatay lacag dhan 8 Milyan oo Dollar si uu xilkiisa isaga casilo, sidoo kale waxaa uu weerar dadban ku qaaday madaxda dowlada.
Raxmaan C/Shakuur ayaa mucaaradka kusoo daray Jawaari, halka Madaxweyne Farmaajo uu maanta iclaamiyay dagaal sidoo kalana waxaa uu ku sheegay inuu jiro cadow kale oo aan Shabaab aheyn: Mucaaradka Miyuu ula jeedaa?
Wararka kale, waxaa ka mid ah Xafiiska Micheal Keating oo lunsaday lacag dhan 51 Milyan, Xiisada Dowlada & Imaaraadka oo meel xun gaartay & Safiirka Itoobiya oo Qorshe Cajiib ah ka wada Baydhabo.