R/wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee soomaaliya xassan cali kheeyre waxaa uu waqtigaan dhex dabaalanayaa Fashilkii Ugu Xumaaa tan iyo markii uu qabtay xilka R/wasaarenimo
Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Kooxda Qiyaano ay hadda maleegayaan Falal guracan oo ay ku kaabayaan Barnaamijka Hormarineed Ee SOM OIL
Xassan cali kheeyre iyo SOM OIL ayeey dad badani is weeydiinayaan Maxeey tahay Sababta ay hagar-daamada ugu maleegayaan umadda Soomaaliyeed waxaan halkaan idinkugu soo gudbineeynaa Muuqaal kuu sifeeynaya Jawaabaha aad ugu baahan tahay kooxdaan.