Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
[sales_countdown_timer id=”salescountdowntimer”]

Shirweynaha oo ka furmay hoolka jaamacada PSU ee Garoowe waxaa ka qaybgalaya Madaxweynaha Dawladda Puntland, Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Golayaasha Dowladda, Isimada dhaqanka , Xildhibaanada iyo Wasiirada Puntland ku matala Federaalka ,Siyaasiyiinta Puntland oo ay ka mid yihiin Madaxwaynayaal hore , Waxgarad iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan.
