[Daawo] Madaxweyne Xasan Seekh oo si kulul uga hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo qorshaha xiga

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa si kulul uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalladii ugu dambeeyay.

Madaxweynaha oo munaasabad kula hadlayay Soomaalida kunool Minnesota ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed oo kacay ay ku guuleysteen inay iska xorreeyaan Al-Shabaab, isla markaana uu dhammaaday.