(Daawo) Maaleeshiyo ku sugan Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Itoobiya

Reading Time: < 1 minute

Ciidan malesahiya ah oo aad u hubeysan aya isku uruursaday gobolada Mudug & Galgaduud waxay ku dhawaaqeen jihaad ka dhan ah ciidanka calooshood u shaqeystayaasha ah ee Itoobiya kuwaaso loo keenay magaalada Dhuusamareeb in ay xoog ku maquuniyaan doorashada.

Ciidankan aya uga digay beelaha dega Galmudug in aan laga qeyb gelin doorashada inta ay joogaan ciidanka Itoobiya.

Waxaa sidoo kale jira ciidan ka tirsan Ahlu Sunna oo iyagana wada is abaabul dagaal ka dhan ah ciidanka dowladd iyo kuwa Itooiyaanka ee uu keenay Farmaajo

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!