(Daawo) Ciyaartoyda Koonfur Galbeed oo isaga tagay Muqdisho iyo Maamuka Koofur galbeed oo ka hadlay

Reading Time: < 1 minute

Kooxda Kubadda Cagta Koonfur-galbeed ayaa b ugu laabtay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kaddib markii ay ka caroodeen sidii loo maareeyay amnigooda, xili ay ka soo laabteen ciyaar ay la dheeleen Kooxda Kubadda Cagta ee Galmudug maalintii Jimcaha.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Salmaan Cali oo la hadlay Risaala ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha ay tartanka uga baxeen iyo dib ugu laabashadooda Magaalada Baydhabo.