Daawo: Cabdi Wali Gaas oo Ka Hadlay Xiriirka Qotada Dheer ee Dowladaha Soomaaliya Iyo Imaaraadka

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo shir jaraa`id ku qabtay xarunta Ciidamadda Badda Puntland ee Boosaaso oo ay gacanta ku hayso dawladda Imaaraatka Carabta ayaa si adag uga hadlay xariirka u dhaxeeya labada dhinac.

C/wali Gaas ayaa sheegay in xiriir soo jireyn ah uu ka dhaxeeyo Soomaaliya & Imaaraatka Carabta, wuxuuna sheegay in uu Puntland qiimo weyn ugu fadhiyo xariirka Imaaraatka oo ay ilaalin doonaan wajibaadna ka saaran yahay.

DAAWO SHIRKA JARAA’ID EE MADAXWEYNE C/WALI GAAS

https://youtu.be/WvSuRoQFlo0