(Daawo) Barta Facebook ee Guddiga Doorashada oo lagu aflagaadeeyay MW Hore Xasan Sheekh Maxamuud

Reading Time: < 1 minute

Barta aay ku leeyihiin Facebook, guddiga doorashada lagu muransan yahay ayaa waxaa lagu soo daabacay aflagaado loo geystay MW Hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Farxaan Gurxan. Sarkaal ka tirsan Safaaradda Somalia aay ku leedahay Dalka Kuweyt

Aflagaada ayaa waxaa qoray wiil magaciisa yahay Farxaan Gurxan, MOL oo la hadashay dad aqoon u leh Farxaan ayaa waxaan MOL loo sheegay in Farxaan aay isku beel yihiin MW Farmaajo isla markaasna uu yahay diblomaasi ka tirsan Safaaradda Somalia aay ku leedahay dalka Kuweyt.

Guddigan oo loo sameeyay in aay qabtaan Doorasho hufan isla markaasna u siman yihiin dhammaan Musharaxiinta, ayaa waxaa hadda aay bilaabeen in aay aflagaadeeyaan Musharaxiinta tartanka kula jirta MW Farmaajo oo Guddigaan si gacan ku rimis ah isaga u sameystay si uu u boobo Doorashada.

Halkan hoose ka daawo 

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!