Siyaasi Daahir Cabdulqaadir Muuse (Daahir Ciiro) Oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed marna soo noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Musharaxnimadda mar kale C/wali Maxamed Cali (Gaas).
waxaa uu sheegay in C/wali Gaas uu wax badan ka bedelay hogaaminta Puntland sanadihii uu xilka hayay, islamarkaana hada ay haboontay in uu kursiga lagu celiyo.
Sidoo kale waxa uu sheegay in Gaas uu ku guuleeystay balanqaadyadiisa xiligii doorashadda,
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay ka shaaciyay Caasimadda Puntland ee Garoowe inuu markale u taagan yahay Doorshada Madaxweynanimo ee Puntland 2019.