Daadgureeynta ciidankii lagu caburin lahaa shacabka Baydhabo oo wali socoto (Sawiro)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maalintii sadaxaad ka socoto magaalada Muqadishu daadgureynta ciidankii lagu caburin lahaa shacabka Baydhabo.  Maalinta talaaadada ayaa la filayaa in ay dhacdo caleemasaarkii madaxweeynaha maqaark saarka ah ee Cabdicasis Lafta Gareen.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qaybgalo caleemasaarkaas isaga oo doonayo in uu ku muujiyo awoodiisa iyo in uu ku guuleystay in shacabka Koonfur Galbeed ku qasbay madaxweyne ayan raali ka ahaynin.

Sawirada ciidanka laga daadgureynayo Mugadishu