Cutubyo ciidamo ah iyo hub laga dajiyay magaalada Cabudwaaq (Video)

Reading Time: < 1 minute

Iyada oo khilaafka u dhaxeeya Dowlad Goboleedka Galmudug iyo dowlada dhexe uu cirka isku sii shareerayo ayaa waxa magaalada Cabduwaaq laga dajiyay ciidan Muqadishu lagu soo tababaray oo wata  hub noocyadiida kala duwan.

Hubka iyo Ciidanka uu MW Farmaajo u soo diray degaanka Cabudwaaq ayaa waxa ay abuureysaa dareen hor leh oo ka dhex dhasha dadka walaalaha ah ee ku wada nool degaanka Galmudug. Waxaana ay cirka sii galinaysaa xaaalada cakiran ee ka jirta deeganka Galmudug.

Halkaan ka daawo Video hubka iyo ciidanka la geeyay deeganka Cabudwaaq:

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!