Cumar Finish oo Shacabka u hanjabay sheegayna in aanan weligood lafuridoonin wadooyinka xiran

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Finish ayaa Markiisii ugu horeesay meel fagaara ah kacadeeyay in aanan Wadooyinka Magaalada Muqdisho lafuridoonin.

Arintaa ayaa waxa uu Shacabka Cod dheer ugu cadeeyaay in Madaxda Dalka ay kahoryimaadeen qorshihiisii ahaa furista Wadooyinka Magaalada Muqdisho waxa uuna yiri’intii ladhamaanlahaa hala dhibtoodo.

Shacabka Muqdisho ayaa waxaa tiiraanyo ku abuuray hadalkaa kasoo yeeray gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxaan arintaa ay kusoo aadaysaa xili Duqa Magaalada Muqdisho uu kolhore balanqaaday in uu furayo wadooyinka xiran ee Xamar Waxaana uu u saaray furista wadooyinka Muqdisho gudi arintaa kashaqeeya hasayeeshee qorshihiisii waalaga horyimid.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!