Codeynta Doorashada Kenya oo bilaabatay

Reading Time: < 1 minute

Dadka wadanka Kenya ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta si ay usoo doortaan m/weyne cusub oo uu dalkaas yeesho.

Qiyaastii 22 million oo qof ayaa codayn doona sida uu sheegay guddiga doorashada.

Faah-faahinta halkaan kala soco