Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
Sida MOL ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan Cisbitaalka Martiine, aya lagu soo warramayaa in aay halkaa ka jirto daryeel xumo ba’an taasoo sababtay in bukaanada qaba caabuqa CoronaVirus ay si sahal ah ugu dhintaan daryeel la’aan aawgeed.
Waxaa habeenkii xalay ahaa ay ka tagtay korontada cusbitaalka Martini mudd 42 daqiiqo ah taasoo keentay in bukaano ay ku xirnaayeen Oksijiin ay u dhintaan koronto la’aan ku dhacday mashiinkii siinaya neefta.
Iyadoo ay sii kordheyso eedeymaha loo soo jeedenayo xukuumadda RW Kheyre oo musuqmaasuqday dhammaan agabyadii loogu deeqay dowladda Soomaaliya kuwaaso lagu iibinayo suuqyada magaalada Muqdisho.