Ciidankii ugu badnaa oo maanta ka soo baxay jiida hore (Daawo Video)

Wararka ka imaanaya deegaanka Gobolk Shabeelada Dhexe aya sheegaya in goobihii ugu muhimsanaa ee ay ku jireen Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ay isaga soo baxeen Deegaanadaas.

Ciidankaan oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ay soo faaruqiyeen degaanadii ay ku jireen ka dib markii ay waayeen xuquuqdii ay ku lahaayeen dowlada.

Xassan Kheyre ayaa sheegay dhawaan in ciidanka ay qaataan mushaar taas oo ahayd been abuur  aan waxba jirin. Hadii aan xal deg deg ah loo helin gadoodka ciidanka waxaan shaki ku jirin in Farmaajo Villa Soomaaliya loogu soo gali doono.

Halkaan ka daawo video ay iska soo duubeen ciidanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here