Ciidanka Xooga Dalka ee ku sugan deegaanka Buurdhuubo ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan. Ciidankaan oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ayan haysanid wax mushaar iyo daryeel cuno.
Ma aha markii ugu horeeysay ay ciidamo ku jira forantiga dagaalka ay cabtaan mushaar iyo cuno la’aan. Horay ayaa ciidamo badan uga gadoodeen mushaar la’aan ka cuno la’aan.
Halkaan ka daawo ciidanka daryeel la’aanta heyso: