Ciidanka xoogga dalka oo la wareegeen deegaanka Ceel-huur ee gobolka Mudug

Reading Time: < 1 minute

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Ceel-huur ee waqooyi bari ka xiga degmada Xarardheere ee go

Sidoo bald War ka soo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay inay ciidamada ay haatan ku daba joogaan firxadka xubnihii Al-shabaab ee ka carartay deegaankaas

“Ciidamada gacanta ku dhigay degaanka Ceelhuur ayaa ka soo ruqaansaday degmada Hobyo, waxayna hadda ku daba jiraan firxadka Khawaarijta ka carartay deegaankaas” ayaa lagu yiri warka dowladda

Ceel-rent ayaa kamid aheyd magaalooyinka ugu waa weyn ee ay weli maamulayeen Al-Shabaab waxa ayna ka tirsan Galmudug.