Home Wararka Ciidanka Puntland oo soo bandhigay qaraxyo ay qabteen

Ciidanka Puntland oo soo bandhigay qaraxyo ay qabteen

Reading Time: 2 minutes
Saraakiisha Amaanka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga puntland  ay saakay  ku soo bandhigay walxa qarxa oo ay ku soo qabteen Howlgalo ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaaladaasi.
Qaraxyo ay soo qabteen Ciidanka gaar ah loo yaqaan PS ee saakay la soo bandhigay ayaa waxaa ku jira walaxaha qarxa 
Qaraxyadan ayaa ciidanka PSF ku soo qabteen hawlgallo ay sameeyeen xafaado ka tirsan magaalada Boosaaso, oo ay howlgalo ka sameeyeen.

Asbuucyadii la soo dhaafay ayaa Ciidanka Amaanka iyo Saraakiisha Puntland waxa ay  howlgalo kawadda Magaaladda Boosaaso waxa ayna sheegeen in ay wadayaan inta lagu jiro maalmaha Xoriyadda Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo Shalay kulan iskugu yeeray Saraakiisha amaanka Puntland ayaa ka dalbaday in ay laba jibaaraan howlgaladda amaanka lagu xaqiijinayo.

Puntland ayaa waxa la soo daristay   xaalada   Amni daro iyada oo dhawaan lagu qabtay dowlada Qatar iyada oo sheeganaysa qaraxayada ka Dhaca deegaano ka mida Puntland.

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: one or more people and people sitting

error: Sorry Lama ogola in aad daabacatid
%d bloggers like this: