Ciidanka Puntland Oo Dhaawacay Nin Sheegtay Gudoomiyaha Maakhir State Ee Badhan

Reading Time: < 1 minute

Sida wararku nagu soo gaadhayaan ciidamada Puntland ee ku sugan Degmada Badhan ee Gobolka Sanaaag ayaa dhaawac culus u geestay nin sheegtay in uu yahay Gudoomiyaha Badhan ee maamulka Maakhir State,

Khadar Xaaji Xarigle oo ah masuulka la dhaawacay ayaa warbaahinta shalay ka hadlay isagoo sheegtay inuu yahay Badhasaabka Maakhir kaaso weerar culus ku qaaday Maamulka Puntland.

Maanta ayay Ciidamo ku sugan Badhan oo kamid ah Kuwa Puntland waxay Khadar Xaaji Xarigle U geesten Dhaawac,